Home Wararka Caalamka Hungary oo Qabatay Muhaajiriin kasoo tahriibay Turkiga oo Gaari Xamuul ah laga...

Hungary oo Qabatay Muhaajiriin kasoo tahriibay Turkiga oo Gaari Xamuul ah laga soo buuxiyay

0

Booliiska dalka Hungary ayaa helay 17 qof oo laga soo buuxiyay baabuur xamuul ah oo ka diiwaan gashan Turkiga. Muhaajiriinta ayaa u baahday daryeel caafimaad oo degdeg ah kadib markii uu Naqaska ku dhagay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here