Home Wararka Caalamka 42 diyaaradood oo Shiinees ah oo ka gudbay khadka dhexe ee marin...

42 diyaaradood oo Shiinees ah oo ka gudbay khadka dhexe ee marin biyoodka Taiwan

0

42 diyaaradood oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Sabtidii maanta ka gudbay khadka dhexe ee marin biyoodka Taiwan, xilli Shiinuhu uu dhoolatus milateri ku sameynayay, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca ee Taiwan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here