Home Wararka Caalamka Saddex Qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarro...

Saddex Qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarro ka dhacay magaalada Tel Aviv

0
Foto: Maya Alleruzzo / AP / NTB

Saddex qof ayaa ku dhintay oo uu ku jiro dalxiise Talyaani ah, ugu yaraan toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar baabuur iyo toogasho ka dhacay magaalada Tel Aviv, sida uu sheegay maamulka Israa’iil.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here