Friday, November 6, 2026
Booliiska magaalada Paris ayaa xiray in ka badan 140 qof kadib markii mudaaharaadyo kale ay dhaceen. Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ballan qaaday in la...
Jama Omar ayaa wiil uu dhalay ku waayey shil toogasho ah sanad iyo bar ka hor, ayaa ilaa iyo hada aysan jirin cid lagu...
Dalka Iswiidan ayaa markii ugu horeysay dhowr sano ka dib ku soo baxday liiska dadka ugu farxada badan aduunka. Wadamada Waqooyiga Yurub ayaa weli ah...
Iyadoo ay soo food saartay qulqulka qaxoontiga Yukreeniyaanka ah ee aan hore loo arag, ayaa waxaa safka hore dib ugu soo noqday mashaakilaadka awoodda...
Telefiishanka Sweden oo dib u eegis ku sameeyay carruurta dibadda loo kaxeeyo ama lagu hayo iyaga oo aan raalli ka ahayn, ayaa muujisay in...
Nin ayaa ku dhaawacmay waxa lagu tilmaamay qarax xooggan oo habeenimadii Khamiista ka dhacay Hässelby waqooyi-galbeed ee Stockholm. Booliisku ayaa aaminsan inuu Xariir la leeyahay...
Adeegga 4G ee Tele2 ayaa maanta oo Arbaca ah hakad ku yimid, kaas oo joojiyay adeegyadii isgaarsiinta ee macaamiisha qaar. Shirkaddu waxay sheegtay in khalkhalku...
Baarlamaanka Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ansixiyo codsiga NATO ee Finland ka hor inta aan la gaarin doorashada bisha May, sida ay sheegeen laba sarkaal...
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah diyaaradahooda wax basaasa ee...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden. "Qiimayntayada guud ayaa ah...