Home Wararka Caalamka Ciidamada Ruushka oo xoog ku qabsaday Magaalada Bachmut Sida ay sheegtay Dowlada...

Ciidamada Ruushka oo xoog ku qabsaday Magaalada Bachmut Sida ay sheegtay Dowlada UK

0

Ciidamada Ruushka ayaa xoog ku qabsaday magaalada Bachmut, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Britain.

Dhinaca Ruushka ayaa dagaalka magaalada ku jiray ilaa dhamaadkii bishii March, laakiin hadda waxay sameeyeen hormar iyagoo galay bartamaha magaalada.

Dhinaca galbeed ee webiga Bachmutka ayaa sidoo kale la qabsaday.

“Waa suurtogalnimo macquul ah in kooxda Wagner iyo Wasaaradda Difaaca Ruushka ay si deg deg ah u hakiyeen khilaafkooda oo ay kordhiyeen iskaashigooda,” ayay ku qortay wasaaradda gaashaandhigga warbixinteeda xaaladda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here