Home Wararka Caalamka Dhibaato loo geesto Qaxootiga kasii gudbaya Xadka Mexico ee Mareykanka ku wajahan

Dhibaato loo geesto Qaxootiga kasii gudbaya Xadka Mexico ee Mareykanka ku wajahan

0

Qaxootiga ku sugan Dalka Mexico ayaa la kulmay dhibaato xoogan oo ku aadan safarkooda ay kaga sii gudbayaan dalkaasi.

Muhaajiriinta ayaa ka sheekeynaya xaalado naxdin leh oo ka jira xarumaha socdaalka ee Mexico. Dadka baxsadka ah waxaa loola dhaqmaa sidii dambiilayaal.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here