Home Wararka Caalamka Lix Sano jir Toogasho ka geestay Mareykanka oo Kiiskiisa Dusha laga Saaray...

Lix Sano jir Toogasho ka geestay Mareykanka oo Kiiskiisa Dusha laga Saaray Hooyada Dhashay

0

Hooyada dhashay Wiil dhawaan Toogasho u geestay Macalimadiisa ayaa lagu soo eegay dacwada inay sabab u aheyd iyada.

Dacwad oogayaasha ayaa ku soo oogay hooyo dayacaad daran ay ku sameesay wiilka kadib markii wiilkeeda oo lix jir ah uu falkaasi ka geestay gudaha Virginia bishii Janaayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here