Iyadoo raadinaysa isu dheeli tirnaanta baahida shaqada Jarmalka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo toddobaadka shaqadu ka kooban yahay afar maalmood, tallaabadaas oo lagu soo...
Shirkadda gaadiidka dowladda ee gobolka Stockholm, SL, ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda MTR ee ka shaqeysa tareenada Pendeltåg...
Afar kamid ah Tobankii Qof ee loo Musaafurin lahaa dalka Suuriya ayaa helay Sharciga Deganaanshaha Dalka Sweden iyagoo dadkaasi soo dhameestay Xabsi lagu xukumay...
Shanta xarumood ee ugu horreeya ee Iswidhan ayaa dhawaan la furay - taas oo qayb ka ah dib-u-habaynta dawladda ee siyaasadda socdaalka. Qorshaha ayaa...
In ka badan 26,000 oo qof oo la amray in laga soo tarxiilo Sweden ayaa weli dalka ku sugan, sida uu sheegay Joornaalka TT.
Kadib...
Subaxnimadii Talaadada, sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada militariga iyo xaaskiisa ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah amniga qaranka.
Sarkaal...
Labo qof ayaa la xiray ka dib markii toogasho ka dhacday magaalada Västberga halkaas oo aabe lagu dilay laguna toogtay xaaskiisa iyo cunug uu...
Shaqaalaha dawladda hoose ee Göteborg, oo qaata wax ka yar 25 000 karoon bishii, waxay heli karaan mushahar kordhin ugu yaraan 1000 karoon, Sida...
Labo qof ayaa lagu xukumay xabsi labo sano iyo lix bilood ah kadib markii lagu helay dambi ah inay jabiyeen sharciga xuquuqda daabacaada iyo...
Laba qof ayaa lagu toogtay xaafad ku taal Västberga ee koonfurta Stockholm.
Dadka dhaawacmay ayaa kala ah nin iyo naag, sida uu sheegay Joornalka Aftonbladet.
Warka...












