Home Wararka Caalamka Sweden oo Xabsiga dhigtay Askari Ciidan iyo Xaaskiisa

Sweden oo Xabsiga dhigtay Askari Ciidan iyo Xaaskiisa

0

Subaxnimadii Talaadada, sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada militariga iyo xaaskiisa ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah amniga qaranka.

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Sweden iyo xaaskiisa ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay in ay galeen dambiyo dhanka amaanka ah. Talaadadii ayay ahayd markii labadoodaba la xiray.

Waqtigan xaadirka ah, waxaa lagu hayaa Xabsi kumeel gaar ah waxaana madaxa dacwad oogaha Per Lindqvist uu go’aansaday in la hayo sida uu qoray Expressen.

Ninkan ayaa muddo dheer ka soo shaqeeyey ciidamada qalabka sida, waxaana uu soo qabtay dhowr jago oo muhiim ah. Laakin hadda wuxuu heystaa jago dowladeed oo ka baxsan ciidamada qalabka sida. Xaaskiisu sidoo kale waxay ku leedahay jago aad xasaasi u ah maamulka, ilo ayaa u sheegay Expressen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here