Home Wararka Caalamka Stockholm:- Toogasho lagu dilay Aabe laguna dhaawacay Xaaskiisa iyo Caruur uu dhalay

Stockholm:- Toogasho lagu dilay Aabe laguna dhaawacay Xaaskiisa iyo Caruur uu dhalay

0

Labo qof ayaa la xiray ka dib markii toogasho ka dhacday magaalada Västberga halkaas oo aabe lagu dilay laguna toogtay xaaskiisa iyo cunug uu dhalay, sida uu hadda xaqiijiyay dacwad oogaha mas’uulka ka ah.

– Hadda, laba qof ayaa xidhan, ayuu yidhi Mats Ihlbom, xeer ilaaliye.

Xeer ilaaliyuhu ma qeexi karo in labada qof ee la xidhay looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen dembiga.

– Waxaan si buuxda uga shaqaynaynaa sidii aan u xallin lahayn dhacdadan, ayay tiri Ihlbom.

Haweeneyda la toogtay ayaa ilaa hadda lagu daweynayaa dhaawac halis ah oo soo gaaray.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here