Home Wararka Caalamka Mushaharka oo loo kordhinayo Shaqaalaha Caasimada Gotenborg

Mushaharka oo loo kordhinayo Shaqaalaha Caasimada Gotenborg

0

Shaqaalaha dawladda hoose ee Göteborg, oo qaata wax ka yar 25 000 karoon bishii, waxay heli karaan mushahar kordhin ugu yaraan 1000 karoon, Sida uu qoray GP.

Waxaa soo jeediyay guddiga rödgröna, kaas oo raba in uu 30 milyan ku kharash gareeyo kor u qaadista mushaharka qiyaastii 1,000 qof oo ay ku jiraan.

– Waa kooxo-shaqaale oo dumarku u badan yihiin, kuwaas oo sannado badan dib uga dhacay horumarinta mushaharka, ayay tidhi xildhibaanka degmada Marie Brynolfsson (V) oo mas’uul ka ah arrimaha shaqaalaha.

kordhinta Mushaharka ayaa ah mid wax badan ka tari kara baahida ay qabaan shaqaalaha ee ku aadan Xaalada dhaqaale ee aduunka iyo maciishada sii kordheysa.

somaliska Gotenborg

AD
Previous articleXukun Xabsi oo lagu riday labo Qof oo ka Shaqeeya Adeega Shirkadaha IPTV Network
Next articleStockholm:- Toogasho lagu dilay Aabe laguna dhaawacay Xaaskiisa iyo Caruur uu dhalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here