Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay qof aan hubeysneyn ku dileen Isbitaal ku yaalla magaalada...
Maamulka Biden waxa uu ka dhawaajiyay in ay doonayso Israa’iil in ay wax badan ka qabato ilaalinta nafta rayidka oo ay gasho marxalad hoose...
Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm.
-Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri...
Madaxweynaha Dowladda Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu qaadday shuruudihii dal-ku-galka ee dhammaan dadka ajaanibka ah ee dalka Kenya imanaya.
Ruto ayaa sheegay...
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa qaban doona shirkiisii jaraa’id ee ugu horeeyay kadib duulaankii ballaarnaa ee Ruushku ku qaaday dalka Ukraine.
Marka laga soo tago...
Afartan kun oo ciidanka Israa’iil ah ayaa ku duulay Gaza, waxayna qaadday weerarkii cirka ugu ba’naa taariikhda dhow ee la xasuusto.
Waxay duqaysay 12 kun...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay hoggaanka Israa’iil, isaga oo sheegay in ay lumineyso taageerada caalamiga ah
Dhaleecayntiisa ayuu sal uga dhigay...
Meydadka laba Dhalinyaro Soomaali ah ayaa laga helay Guri ay deganaayeen oo kuyaalla Gobolka Ohaaya ee dalka Mareykanka, halka mid kale uu kujiray xaalad...
Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa sheegay in ay badbaadiyeen 122 muhaajiriin ah oo laga soo celiyay Giriiga badda Aegean Isniintii (December 11).
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga...
Dowladda Faransiiska ayaa ku adkeystay Talaadadii in ay dhaqan gelin doonto tillaabooyin adag oo ka dhan ah muhaajiriinta sharci darrada ah xilli ay la...













