Tuesday, August 11, 2026
Markab dagaal oo dowladda Ruushka leedahay ayaa lagu weeraray laguna bur buriyay badda madow, waxaana markan weeraray diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn oo dowladda...
Diyaarad ay saarnaayeen 276 qof oo rakaab ah, taasoo muddo afar maalmood ah lagu xanibay dalka Faransiiska, sababo la xiriira in looga shakiyay in...
Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhawaaqay weerar ay ku qaadeen cutubyo ka tirsan maleeshiyada Kataib ee ururka Xisbullaah ee dalka Ciraaq. Taliska dhexe ee Maraykanka ee...
Warbaahinta Israa’iil iyo kuwa Carabta ayaa sheegaya in kooxaha Falastiin ee Xamaas iyo Jihaad Islaami ay diideen hindise ay Masar soo jeedisay oo ah...
Wasaaradda caafimaadka ee Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa'iil ka gaysteen xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla...
UK ayaa isku diyaarinaysa in ay Markab dagaal u dirto Guyana si ay taageero diblomaasiyadeed iyo mid milatariba ugu muujiso gumaysigii hore ee Ingiriiska,...
Milatariga Israa’iil ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan howlgallada ay ka wadaan Qaza, balse waxa ay qirteen in uu yahay “mid...
Markab nooca Kiimikada qada ah ayey Sabtidii shalay duqeysay diyaarad Drone ah oo laga soo riday dalka Iran, xilli uu marayey Badweynta Hindiya, sida...
Duqeymaha Israa’iil ee Marinka Qasa ayaa sii socday xalay saqdii dhexe, iyadoo la soo sheegayo duqeymo joogto ah inay jiraan. Duqeymo cirka ah oo Israel...
Ka dib maalmo badan oo wadahadalo xooggani ay ka socdeen xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ugu dambayn waxaa Golaha Ammaanku meelmariyey qaraar ku...