Home Wararka Caalamka Qof meyd ah oo laga helay meel kayn ah oo ku taal...

Qof meyd ah oo laga helay meel kayn ah oo ku taal Stockholm

0
Photo/TT

Booliska ayaa baaraya dil ka dib markii qof meyd ah laga helay meel kayn ah oo ku taal Frescati ee magaalada Stockholm, sida ay qortay Expressen.

Farsamoyaqaannada dambi baarista ayaa ku sugan goobta oo hadda lama hubo waxa dhacay madama uu socdo baaritaanka ay wadaan Booliska.

– Waxa jira hubanti la’aan badan oo u baahan in la baaro, ayuu yidhi afhayeenka bilayska Daniel Wikdahl oo la hadlay Warbaahinta.

Si lamid ah Dhacdadan Magaalada Götenborg waxaa laga helay Meyd kale iyadoo Ambalaasta Magaalada Ay u suura gashay helitaankta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here