Raisal wasaaraha Dowlada Sweden Stefan Löfven ayaa codka kalsoonida Barlamaanka ka waayay Xubnaha Barlamaanka taasi oo horay loo saadaaliyay.
Stefan Löfven ayaa kulanka Barlamaanka kadib qabtay shir jaraa.id waxana uu ka hadlay sida uu u arko kalsoonida laga ceshatay.
Waxa uu sheegay...
siyaasada Sweden ayaa noqoneysa mid gaartay halkii ugu sareysay waxaana Barlamaanka uu galay Shaqadiisa Dhabta aheyd.
Raisal Wasaaraha Sweden ee waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa maanta loo qaaday Codka kalsoonida sidii uu u sii wadan lahaa Xukunkiisa Dowlada.
Saaka ayaana la furay...
Hay.ada Kronofogden ee dhanka deemaha ayaa sheegtay in dadka aan bixin kirada guryahooda ay keento in si qasab ah looga saaro xiligaasi.
Kronofogden ayaa intaasi ku dartay in qoysas badan laga saaray guryahooda lixda bilood ee ugu horeesay waxana ay sheegtay...
iyadoo bisha july bilowgeeda uu soo baxay sharci cusub oo dhigaya in sharciga dalka la siiyo caruurta dalka ku sugan ee kaligood socodka ayaa dood adag kasoo baxday arintaasi.
Maxkamada Gobolka ayaa sharciga dib u fiirisay waxana ay kasoo saartay...
Barlamaanka Sweden ayaa ku jira doorashada gudoomiyaasha Barlamaanka sweden si loo wado shaqada Barlamaanka oo ah hay.ada sharci dajinta dalka.
Åsa Lindestam ayaa noqotay gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee Barlamaanka ee Sweden iyadoo cidna kula tartamin booskaasi .
Ku Xigeenada...
Siyaasi kasoo jeeda Xisbiga moderate Andreas Norlén ayaa loo doortay afayeenka Barlamaanka Cusub ee Sweden kadib markii maanta oo isniin ah la doortay.
Andreas Norlén ayaa hogmaaminaya shaqada Barlamaanka isagoo codadka ugu badan ka helay Xisbiga Modertarka iyo Sidoo kale Sverigedomokraterna.
Codadka labada...
Dowlada Sweden Ayaa sanadkii 2015 bilowday sharciyo lagu adkeenayo qaxootiga Dalka kadib markii qaxooti badan dalka soo gaareen.
Sharciyada ayaa ku eg sanadka 2019 waxana dalka ka dhacday doorasho cusub taasi oo ilaa hada la ogaamin cida sida rasmiga u...
Dowlada Norway ayaa laga codsaday sidii dib u dajin ugu sameyn laheyd ku dhawaad 5 kun oo qaxooti ah kuwaasi oo ku sugan Xaruumaha Qaxootiga ee Caalamka.
Hay.ada UNHCR ayaa dowlada Norway ka dalbatay sidii Qaxooti uga soo qaadan laheyd...
Cimilada Sweden ayaa la filayaa in ay isbadal uu ku yimaado taasi oo keeni karta in daadad xoogan ka dhashaan isbadalka cimilada sida ay sheegtay hay.ada Elsäkerhetsverket.
Hay.ada ayaa intaasi ku dartay in daadadka biyaha ay gali karaan Gorontada ku dhexjirta dhulka...
Caasimada Denmarka waxaa isbuucaan ka dhacay dhoor weerar oo la xiriira kooxaha gangiska taasi oo saameyn xoogan ka dhalatay.
Booliska Caasimada ayaa qaarkood lagu eedeenayaa in ay caawinayaan rabshadaha ka dhacay caasimada Copenhagen.
Booliska wadanka ayaa ku hoolan sidii loo xoojin lahaa...