Home News in English Sharci Cusub Denmark oo Basaboorka Muwaadinimo ku bixineysa in aad Salaanta ka...

Sharci Cusub Denmark oo Basaboorka Muwaadinimo ku bixineysa in aad Salaanta ka qaado Mayarka Degmada.

0

madooneysaa in aad noqoto muwaadin Danish ah oo leh Basaboorka weyn ee dalkaasi waxaa qasab kugu ah in aad salaata ka qaado bulshada kale ee ku nool dalka Denmark marka aad ku sugantahay goobaha Xafladaha ah.

Barlamaanka Dalka Denmark ayaa ansixiyay sharci cusub oo qofka qasab uga dhigaya in uu salaamo Maayarka Degmada marka uu ka qeyb galayo xaflada muwaadiniinta iyadoo dhamaadka xaflada ay qasab kugu tahay.

Maayarada Gobolada qaarko ayaa dhaleeceeyay sharciga waxayna sheegeen in aan xiriir ka dhaxeenin noqoshada muwaadin Denish ah iyo salaanta caadiga.

Wasiirka Socdaalka iyo isdhexgalka Denmark Inger Støjberg ayaa meesha ka saartay hadalka maayarada iyadoo sharciga cusub ku sheegtay mid saameenaya guud ahaan maayarada Dalka.

Waxay hadalkeeda ku soo gabagabeysay Qofkasta waxa uu bartay in uu salaata diido xiliga xafladaha lakin taasi waxay ka hor imaaneysa muwaadinimada qofka.

Goobaha xafladaha

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here