Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo la hadlay warbaahinta Expressen ayaa wareysiga uu siiyay waxa uu kaga hadlay Xaalada sweden gaar ahaan Kooxaha gangiska...
Maxkamad ku taalla Degmada Jönköping ayaa gaartay Xukun la xiriira in sadex Caruur ah laga qaato waalidkooda Sababo la xiriir Xanuunka Corona Maxkamada ayaana...
Qof kasta oo heysta carruur ka yar da'da lix sano waxaa u kordheysa lacagta kaalmada carruurta laga bilaabo 1da Sebtember 2020. kaalmad ayaa kordheysa...
Lagasoo bilaabo Isniintii la soo dhaafay, carruurta iyo dhallinyarada waa in laga baaraa haddii ay qabaan calaamadaha Coronavirus. Anders Tegnell ayaa sidaasi u sheegay...
Kalkaaliye caafimaad oo danmark u dhalatay ayaa ka mid noqotay Dadka uu labada jeer ku dhacay cudurka loo yaqaan 'covid-19'. 41 jirkan ayaa xanuunsatay...
Shan qof oo kale oo qaba Xanuunka Corona ayaa la xaqiijiyay inay u dhinteen xanuunna gudaha Sweden, sida lagu sheegay tirakoobkii ugu dambeeyay ee...
Kadib markii magaalada Malmö kitaabka quraanka lagu gubey maalintii jimcaha ayey dad gaaraya 300 oo qof isugu yimaadeen Amiralgatan iyagoona xayiray gaadiidka iyo isku...
Dowlada Giriiga ayaa shaaca ka qaaday dhameystirka Dhismaha Ay ku sameeneyso Xaduudka ay la wadaagto dalka Turkiga kaasi oo qeyb kamid ah ay Dowlada...
Dowlada Denmark ayaa dhawaan soo saartay Sharci dhigaya in marada Afka lagu xirto ay dadka xirtaan xiliga ay raacayaan gadiidka dadweynaha go'anka ayaana yimid...
Booliska Caasimada Sweden ayaa shaaciyay qabashada labo Qof oo lagu tuhmayo dilkii Maalinta Axada ka dhacay Xaafada uplads väby halkaasi oo lagu toogtay wiil...














