Home Wararka Caalamka Giriiga oo dhameystiraya dhismaha Xuduuda uu la wadaago Turkiga

Giriiga oo dhameystiraya dhismaha Xuduuda uu la wadaago Turkiga

0

Dowlada Giriiga ayaa shaaca ka qaaday dhameystirka Dhismaha Ay ku sameeneyso Xaduudka ay la wadaagto dalka Turkiga kaasi oo qeyb kamid ah ay Dowlada horay u dhistay waxana uu go’anka yimid xili labada Dal uu Khilaaf xoogan u dhaxeeyo kana baqeyso in Qaxooti badan lagu soo fasaxo.

Dalka Gariiga ahaa bilaabay dhisme uu ka dhisayo Xadka labada dhinac wixii ka danbeeyay sanadkii 2016 oo Qaxooti badan kasoo gudbeen dhanka Dowlada Turkiga taasi oo keentay dhismaha xadka waxana uu soo maray marxalado kala duwan madama giriiga uu dhaqaalo ahaan aad u liito.

Qoraal kasoo baxay Dowlada ayaa lagu cadeeyay sida Dowlada u dhameystireyso dhismaha xadka dhawaan madama qeyb kamid ah horay loo dhisay.

Goobaha la dhisayo ayaa kamid ah Xadka ay Isticmaalaan Qaxootiga kasoo gudbaya dhinaca turkiga taasi oo soo afrajeysa ka gudbitaanka xadkaasi.

Gariiga ayaa dhismaha u isticmaalaya Siliyo adag oo qaarkood lagu xirayo Caamerooyin iyo Koronto qofka ku adkeenaya in uu ka talaabo.

Sanadihii 2008 ilaa 2010 ayaa Giriiga lagu dhaliilay sida ay Qaxootiga ula dhaqmaan marka ay Xadka ka gudbayaan gaar ahaan bada.

Somaliska Athens

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here