Home Wararka Denmark Denmark oo 16 qof u ganaaxday xirasho la’anta marada Afka

Denmark oo 16 qof u ganaaxday xirasho la’anta marada Afka

0

Dowlada Denmark ayaa dhawaan soo saartay Sharci dhigaya in marada Afka lagu xirto ay dadka xirtaan xiliga ay raacayaan gadiidka dadweynaha go’anka ayaana yimid kadib markii uu xanuunka carona uu dib ugu soo laabtay Dalka.

Ku dhawaad 16 Qof ayaa loo ganaaxay Sharciga Cusub kuwaasi oo aan u hogaansamin waxana mid walbo lagu ganaaxay bixinta lacag gaareysa 2,500 kr Denmark oo u dhiganta 3,400 kr oo sweden ah.

Denmark ayaa la tacaaleysa Xaalada Corona waxaana Gobolada wadanka lagu arkay kiisas cusub oo Corona ah taasi oo keentay in dib loo soo celiyo Xayiraado horay loo qaaday.

FOTO: LAFUR STEINAR RYE GESTSSON

Somaliska Copenhagen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here