Friday, April 10, 2026
Masaajid ku yaal waqooyiga Faransiiska ayaa helay ogeysiis hanjabaad ah Talaadadii, wakaaladda wararka ee dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa sidaas sheegtay , iyadoo soo xiganeysa shabakadda...
Gudaha Talyaaniga, kudhowaad 22,000 kiisas cusub oo corona ah ayaa ladiwaan galiyay 24kii saac ee lasoo dhaafay. Tani waa tiradii ugu badnayd tan iyo markii...
Faafitaanka sii kordhaya ee coronavirus ayaa ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Maanta Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan ayaa soo bandhigtay in talooyin...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhimatay ka dib markii doon ay la socdeen ku dhowaad 20 muhaajiriin ah ay ku degtay xeebta Loon-Plage oo...
Hoggaamiyaha Germalka Angela Merkel ayaa sheegtay in u hogaansanaan la'anta Sharciyada COVID-19 ay Jarmalka dib ugu celisay xaalad “adag”. xili lagu wado inay la...
Kadib warbixin lasoo dhigay Boga Hay'adda Migrationsverket ayaa lagu shaaciyay Xaalada Qaxootiga wadanka Sweden iyo saadaashada Tirada Qaxootiga ee la filayo sanadka danbe warbixintaasi...
Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay “inay diideyso isku day kasta oo diinta Islaamka loogu xirayo argagixisada, waxayna cambaareyneysaa sawir gacmeedyada aflagaadada ah ee nabiga...
Sababo la xiriira heerarka caabuqa ee sare ugu kacay Norway, Ra'iisul Wasaaraha Erna Solberg (H) ayaa ka cabsi qabta in bukaanno badan oo isbitaalka...
Degmada Örebro waxay ku dhawaaqday in xanaanada caruurta ee Osteringen loo xiridoono si ku meel gaar ah oo qasab ah, sababta oo ah shaqaale...
Dowlada Sweden ayaa si xoogan u dhaleeceysay talaabada Gudiga Yurub ay ku soo rogeen mushaarka Shaqaalaha Yurub. Sida ay sheegtay idaacada Radio Ikot maanta Wasiirka...