Faransiiska ayaa isku diyaarinaya in uu daliisa ka saaro 231 ajaanib ah oo ku jira liiska dawladeed ee looga shakisan yahay caqiidooyinka diimeed ee...
Nin kasoo jeeda Waqooyiga Noorweey oo 40 jir ah ayaa lagu xukumay lix sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday xaaskiisa shan...
Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay inuu jebiyay xabad joojinta bani'aadamnimo ee cusub oo ku saabsan colaadda ka taagan xadka Nagorno-Karabakh.
Xabad joojinta ayaa...
Dadka degan Xaafada Tensta ee waqooyi-galbeed Stockholm ayaa laga mamnuucay inay ka baxaan Xaafada. Kooxaha gaangiska ah ee Xaafada ayaa soo saaray Amarka mamnuucidda,...
Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ay isku raaceen Sabtidii shalay xabad-joojin cusub oo bina-aadamnimo laga bilaabo saqbadhkii (2000 GMT) dagaalka ka socda Azerbaijan...
Booliska dalka Faransiiska ayaa afar qof u soo xiray dilka macallin taariikhda dhiga oo xalay lagu gowracay meel u dhow magaalada Paris ee caasimadda...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Austria Alexander Schallenberg iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Belguim Sophie Wilmes ayaa labaduba laga helay COVID-19, waxay si gooni gooni...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sabtidii sheegay in Turkiga uu ka helay badda Madow 85 bilyan oo mitir kuyuub oo gaas dabiici ah.
Raadinta...
Afhayeenka Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa sheegay in la karantiilayo ka dib markii mid ka mid ah ilaaladiisa amniga laga helay COVID-19. Madaxweynaha ayaa...
Sweden ayaa diiwaangelisay kiiskeedii ugu horreeyay ee Coronavirus kaasi oo hal qof ku dhacay labo jeer sida Dagens Nehter uu qoray.
bishii May iyo Agoosto...














