Home Wararka Maanta Raisel Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo karantiil ku jira

Raisel Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo karantiil ku jira

0

Raiisel wasaare Stefan Löfve ayaa ku jira karantiil Taas macnaheedu yahay in uu gurigiisa joogo isla markana la kulmo dadka kale. Sababtaasi ayaa ah in qof u dhow Stefan Löfven uu la kulmay qof kale oo qaba cudurka corona virus.

Sidaa darteed, waxaa jirta qatar in Stefan Löfven uu cudurka qaado inkastoo hada isaga iyo xaaskiisa ay fiican yihiin.

iyadoo la ilaalinayo caafimaadkiisa ayuu joogidoonaa guriga halkaasi uu ku shaqeyndoono isla markana looga baaridoonaa cudurka coronavirus.

Haddii aad naftaada la kulanto qof ka dibna aad ogaato in qofkaasi qabo fayraska loo yaqaan ‘corona virus’ waa inaad guriga joogtaa
ilaa aad ka ogaato inaad caafimaad qabto.

Waad qaadi kartaa adiga oo aan xanuun dareemin. Haddii aad qaaday cudurka waxaa ugu badan inaad shan maalmood gudahood ku xanuunsato .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here