Home Wararka Caalamka Madaxweyne Donald Trump oo ku celiyay in la Khayaameeyay Doorashada Mareykanka ee...

Madaxweyne Donald Trump oo ku celiyay in la Khayaameeyay Doorashada Mareykanka ee socota.

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku andacooday in lagu khiyaameeyay ku guuleysiga doorashada maaddaama Joe Biden uu ku horeeyo gobolada muhiimka ah xisibiga Dimuqraadiga wuxuu ku baaqay dhankiisa deganaan wuxuuna muujiyay kalsooni uu ku guuleysan doono.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo ninka la tartamaya ee Dimuquraadiga ah Joe Biden ayaa habeenimadii Khamiista hadallo soo saaray iyadoo tirinta codadka ay ka socoto guud ahaan Mareykanka, natiijooyinka gobollada muhiimka ahna weli aan la shaacin.

Guusha Trump ee doorashada ayaa umuuqatay mid ciriiri ah maadaama waraaqo badan oo waraaqaha la tirinayo.uu Biden ku horeeyo madama uu heesto 264.

Iyada oo Arizona lagu soo daray tirada codadka la bilaabay hadana musharaxa Dimuqraadiga wuxuu u jiray lix cod oo keliya doorashada ka hor inta uusan ku guuleysan madaxweynenimada mareykanka Wakaaladda Associated Press (AP) waxay Arizona ku sheegtray in Biden ku guuleestay laakiin inta badan shabakadaha wali sidaas ma sameynin.

“Haddii aad tirisid codadka sharciga ah, si fudud ayaan ku guuleystaa. Haddii aad tiriso codadka sharci-darrada ah, waxay isku dayi karaan inay naga xadaan doorashada,” ayuu yiri Trump.

“Waxay isku dayayaan inay wax isdabamarin ku sameeyaan doorashada. Mana u oggolaan karno inay taasi dhacdo,” ayuu yiri, hadal 17 daqiiqo ka socday Aqalka Cad halkaas oo uusan wax caddeyn ah usan ka bixin sheegashadiisa isla markaana uusan wax su’aalo ah laga waydiin

Dhanka kale, Trump wuxuu isku dayay inuu wiiqo kalsoonida doorashada Mareykanka asaga oo samaynaya sheegashooyin aan daliil loo hayn oo ku saabsan natiijooyinka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here