Home Wararka Maanta Qofka ku cusub Sweden oo Sharuud looga dhigayo barashada Afka si uu...

Qofka ku cusub Sweden oo Sharuud looga dhigayo barashada Afka si uu u helo lacagta kaalmada

0
Lena Hallengren iyo Anna Ekström. Foto: TT

Iswiidhan gudaheeda, waxaa ka jira lacag loogu yeero kaalmada nolosha. Waa lacag aad heli karto
hadaadan shaqo haysan. Qaar badan ayaa lacagta ugu yeera lacagta ceyrta socialbidrag.

Dadka ku cusub Iswiidhan waa inay qaataan koorso oo bartaan af iswiidhishka. Haddii aysan qaadan koorsada
, ma helayaan lacagtaasi. sida ay soo jeedisay Dowlada maanta

Dowlada Sweden ayaa aamisan hadii qofka uu barto luuqada ama uu yaqaano uu shaqo heli karo.

”Suuragal maahan inaadqayb ka ahaato bulshadeenahadaadan aqoon luqada. Sidaa waxaa tiri wasiir
Anna Ekström.

Soo jeedintu weli sharci ma ahan. Waxay sharci noqon kartaa 1da Abriil ee sannadka soo socda hadii Barlamaanka uu ansixiyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here