Saturday, April 11, 2026
Sida uu qoray wargayska VG, Giriiga ayaa xerada Moria ka soo xulay30 qof oo qoxooti ah kuwaas oo loo rari doono Norway. “Waxaan helnay liis...
Nin ayaa lagu toogtay Xaafada Vällingby arimo la xiriira isku day dhac sida warbaahinta ay shaacisay. ''Qofka dhibka uu gaaray Wuxuu dhaawac ka soo gaadhay...
25 qof oo magangalyo doon ah kana yimid xero qaxooti oo kutaala Malta ayaa gaaray xarunta qaabilaada Joutseno oo kutaala Lappeenranta, bariga Finland Qaxootiga ayaa...
Midowga Yurub waa inuu soo gabagabeeyaa heshiis ganacsi oo uu la galo Boqortooyada Midowday kahor intaan la gaarin xilliga kala guurka ee ka bixitaanka UK ee midowga Yurub...
135 qof oo kale ayaa u dhintay Xanuunka Coronvirus sida ay ku dhawaaqdey hay'ada caafimaadka bulshada ee Dalka Sweden maanta oo Arboco ah. tirada Dhimashada...
Marka la gaaro sanadka 2031, hadafku Dowlada Denmark ayaa ah in  caasimada laga dhiso 12,000 kun oo guryo dhalinyaro ah, 4,500 oo ka mid...
Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Göteborg laga furay tunel cusub. Waxaa loogu yeeraa Tunnel-ka Marieholm. Tunnelka wuxuu maraa wabiga Göta. Wuxuuna maraa inta udhaxeysa...
24-kii saac ee la soo dhaafay , Dowlada Jarmalka ayaa diiwaan galisay 27,728 kiis oo cusub oo coronavirus ah iyo 952 dhimasho la xiriirta corona . Sida ay qortay wakaaladda...
Kadib markii gudiga Corona uu  dhaleeceyn adag u jeediyay dowlada inay ku guuldareysatay inay ilaaliso dadka waayeelka ah istiraatiijiyadooda ay ku wajaheyso Corona, Wasiirka...
Xisbiga Fremskrittspartiet (FRP) ayaa ku biirey xisbiyada dowlada gaar ahaan 9 qodob oo lagu xoojinayo la dagaalanka dambiyada gaangiska iyo danbiyada dhalinyarada ee Norway. Tani...