Booliska Sweden ayaa u diiday inay soo galaan 13,000 oo safar ah oo ka yimid Danmark tan iyo markii mamnuucida soo galitaanka la soo...
Jarmalku wuxuu diiwaangaliyay koror xoog leh kiisaska cusub ee Corona. Waxayna Hay'adda Xakamaynta Caabuqa ku dhawaaqday diiwaangelinta 14,356 xaaladood oo fayras ah 24kii saac ee la soo...
Raiisel wasaaraha Stefan Löfven ayaa sheegay in xoghayaha xisbiga SD ee islaamka ka sheegay shalay uusan ka yaabinin isaga. “Kani waa SD waana tan aragtidiisa dadka iyo...
qasriga boqortooyada Iswiidhan wuxuu maanta ku dhawaaqay in Princess Victoria iyo ninkeeda, Prince Daniel, uu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Sida ku cad bayaanada ay soo...
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Booliska ayaa soo bandhigay tirada Somalida ee dib looga celiyay Dalka Norway kuwaasi oo gaaraya 192 Qof oo Somali...
Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu...
Shaqo la’aanta muddada-dheer waxay gaartay rikoor dalka Iswiidan, iyadoo 180,000 oo qof oo shaqo la’aan ahaa muddo ka badan hal sano, badankoodna ay ku dhasheen dalka dibaddiisa (soo...
Hay'adda caafimaadka Denmark ayaa si ku-meel-gaadh ah u joojisay tallaalka tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Waxayna SVT ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters...
Hayada qaxootiga ee UNHCR ayaa soo jeedisay talaabooyin muhiim ah oo lagu hormarinayo ilaalinta qaxootiga ku nool daafaha dunida. Maadaama ay door muhiim ah ka...
Sweden waxay diiwaan galisay 46 qof oo cusub oo u dhintay cudurka Coronavirus ilaa shalay. Halka wadarta dhimashada ay kor u kacday 13 kun iyo...














