Xoghayaha Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD), Ricard Jomshof, wuxuu diinta Islaamka ku tilmaamay "wax laga yaqyaqsoodo". Sida uu sheegayo.
"Islaamku waa fikir iyo diin karaahiyo ah," ayuu Jomshof yiri intii...
Baaraha Dowlada Charlotte Lunheim ayaa maanta soo bandhigtay soo jeedinteeda si wax looga badelo sharciga la xiriira Caruurta iyada oo ujeedkeedu yahay in la helo badbaado badan oo...
Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK.
Looma baahna mar dambe.
Tani waa farriinta ka...
Shaqaalaha ajaanibta ah ee aan u shaqo tagin Norway sababo la xiriira xannibaadaha loo yaqaan 'coronavirus' ayaa heli doona kaalmo aga bilaabo 29ka Janaayo.
“Tan...
Haddii cadaadiska caabuqa uusan dhaqso hoos ugu dhicin, dowlada Norwey waxay soo saari doontaa talaabooyin cusub sida sharciga masaafada laba mitir ah, ugu badnaan...
Dowladda Iswiidhan waxay go’aansatay inay kordhiso kaalmada ay u fidiso dadka aan awoodin inay shaqeeyaan sababo la xiriira halista infekshinka Corona, illaa iyo inta howsha tallaalku...
Qiimaha baatroolka dalka Iswiidan waxaa ku kordhay 15 euro, qiimaha naaftada wuxuu ahaa 25 euro halkii litir ee goobaha laga buuxiyo. Tani waxay ka dhigan...
Maanta, maxkamad ku taal Malmö ayaa ku xukuntay 14 sano oo xarig ah labo danbiile oo lagu eedeeyay dilka iyo haysashada hub culus, oo ka dhan ah Dilka wiil...
Finland ayaa soo bandhigtay xanibaado cusub oo looga hortagayo cudurka loo yaqaan 'coronavirus' si loo xakameeyo faafitaanka cudurka . Isniintii, Golaha Shacbiga ayaa go'aansaday...
Waxaa Norwey ka dhacay 16,200 guur sanadkii 2020, waa 19% hoos udhac ah sanadkii hore. Tirada aroosyadu aad uma yarayn ku dhowaad 100 sano.
Sababta hoos...














