Home Wararka Maanta Saddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Malmö Saacad gudahood

Saddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Malmö Saacad gudahood

0
Foto: TT

Wararka laga helayo magaalada Malmö ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhaceen ku dhawaad 3 qarax mudo saacad gudahood.

Qaraxa koowaad wuxuu dhacay wax yar ka hor seddexdii xalay. Waxay ahayd banaanka wadada.

Rubuc saac ka dib waxaa qarax ka dhacay guri ku yaal isla wadadaas. Hal qof ayaa loo qaaday isbitaalka. Dhowr qof oo halkaas degenaa ayaa laga saaray guryahooda.

wax yar kadib labadaasi Qarax waxaa dhacay Qarax Cusub oo kale kaasi oo ka agdhawaa goobaha ay ka dhaceen qaraxyada.

Booliska ayaa tuhunsan in qaraxyada ay xiriir leeyihiin. madama ay aad isugu dhawaayeen. Booliisku wali cid uma qaban qaraxyada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here