Home Wararka Maanta Malmö: Rabshadihii Lagu gubay Quraanka oo 13 Qof Maxkamad loosoo taagay Maanta

Malmö: Rabshadihii Lagu gubay Quraanka oo 13 Qof Maxkamad loosoo taagay Maanta

0

Dhawaan Magaalada Malmö waxaa ka dhacay Rabshado Xoogan kuwaasi oo markii danbe lagu gubay Quraanka Kariinka dhacdadaasi oo aheyd mid Dad badan oo Muslimiin ah ka Caroodeen.

Rabshadaha ayaa Bilowday markii xisbi Midigta Fog kana dhisan Dalka Denmark uu Malmö ku qabtay Banaanbax looga soo horjeeday Islaamka kaasi oo loo qorsheeyay in lagu Gubo Quraanka Kariinka.

Dhacdadaas ayaa hada waxaa Maxkamad loo soo saaray 13 Qof oo 12 kamid ah Rag Yihiin Halka Qofka kale uu Haween yahay waxana lagu wadaa in loo Maxkamadeeyo Falkaasi oo lagu soo eedeeyay.

Sweden ayaa horay u Mamnuucday Kooxaha soo bandhiga islaam Naceybka Madama dhoor mar ay Dad dhibaato kasoo gaartay Rabshadaha ka dhasha arintaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here