Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Örebro oo Qof lagu toogtay

Toogasho ka dhacday Örebro oo Qof lagu toogtay

0

Wararka laga Helay Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi Xalay ay ka dhacday Toogasho lagu toogtay Nin kaasi oo u dhintay dhaawaca kasoo gaaray.

Weerarka toogashada ayaa ka dhacay Nawaaxiga Vivalla ee Örebro iyadoo goobta ay gaareen Booliska.

Sida uu ku waramayo Talefashinka SVT waxaa la xiray Labo Qof oo looga Shakisan yahay weerarka toogashada ee ka dhacay Magaalada.

Magaalooyinka Sweden Sida Stockholm, Göteborg Iyo Malmö waxaa ka dhaca toogashooyin kuwaasi oo joogta ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here