Home News in English Maxaad kala Socotaa 3 Qodob ee ugu muhiimsan Doorashada Sweden

Maxaad kala Socotaa 3 Qodob ee ugu muhiimsan Doorashada Sweden

0

Sahan laga sameeyay Dalka Sweden ayaa lagu ogaaday 3 Qodob oo ugu muhiimsan doorashada Sweden iyo balan qaadka xisbiyada Dalka.

Arimaha Qaxootiha, arimaha Daryeelka iyo Dambiyada wadanka ka dhaca waa su’alaha ugu muhiimsan ee dhanka Doorashada iyo siyaasada kale ee wadanka.

Sharaxaad dheeraad ah.

Sahaminta waxaa sameeyay khubaro. Waxay weydiiyeen dadka Sweden taasi oo keentay in sadexdan Qodob ugu horeeyaan dhanka doorashada.

Xilliga dayrta ee sanadka 2022 waxaa dalka Iswiidan ka dhici doonta doorasho.
Markaa dadku waxay dooranayaan
siyaasiyiinta xukumi doona Iswiidhan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here