Home Wararka Caalamka Cilmi baare Sweden ah: Gantaalka Shiinaha ayaa laga yaabaa inuu goor dhow...

Cilmi baare Sweden ah: Gantaalka Shiinaha ayaa laga yaabaa inuu goor dhow ku soo dhaco Yurub

0

Wadanka Shiinaha ayaa sheegay in mid kamid ah Gataalada uu u riday Cirka uu ka lumay qadkii lagu waday isla markana la aqoon halka uu aaay.

Arintaasi ayaa keentay wal-wal xoogan oo soo wajahday dunida caalamka taasi oo ku aadan halka uu aadayo Gantaalkaasi.

Stockholm: Barofisarka cilmiga Astrophysics ee Jaamacadda Umeå Patrick Norkvist ayaa sheegay in gantaalka “lumay” ee Shiinaha uu “dhaqso ugu dhici karo Yurub.

Waxaa loo badinayaa in uu ku dhicidoono meel u dhexeysa Faransiiska, Talyaaniga iyo Spain, ayuu ku yidhi isagoo la hadlaya Aftonbladet maanta.

Saynisyahannadu waxay filayeen in gantaalku uu u dhici doono qaab burbursan ka dib markii uu ololay markii uu dhex galay jawiga meeraha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here