Thursday, March 19, 2026
Nin da'diisa lagu qiyaasay 50 sano ayaa boolisku lugta kaga toogteen magaalo ku taal degmada Karlstad. Lama oga sida uu ninkani u dhaawacmay, laakiin waxaa...
Wasiirka Shaqada Eva Nordmark ayaa ku boorisay dadka shaqo la’aanta ah inay u guuraan Woqooyiga Norrland, iyadoo ku nuuxnuuxsatay inay jiraan shaqooyin badan oo ka...
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in ay sharciga Dalka ay ku Cusbooneysiineyso Shaqaalaha Ajaanibta ee ku sugan Wadanka. Sharci u Cusbooneysiinta Shaqaalaha ayaa Salka ku...
xalay abaaro  02.43 am Waqtiga Sweden ayaa wiil dhalinyaro ah lagu toogtay Xaafada Kista ee Waqooyiga Stockholm. Toogashada ayaa ka dhacday nawaaxi la daganyahan madama...
Dowlada Turkiga ayaa soo saartay Shari lagu Ganaaxayo Dadka heesta Degnaanshada wadanka kuwaasi oo dib loogu Celinayo wadankooda. Sharciga ayaa ah Qofka Banaanka Magaalada u...
Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa ku boorrisay xildhibaanada jimcihii inay ansixiyaan awoodaha cusub ee u ogolaanaya iyada inay ku qasbato xirnaanshaha iyo baaritaanka meelaha...
Norway oo xuduud la wadaagta dalka weyn ee dariska la ah Ruushka ayaa jimcihii sheegtay inay la saxeexatay heshiis dib loo saxay oo ay...
Wararka laga helayo Magaalada Indianapolis ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho ay ku dhaawacmeen kuwa dhawaad 8 qof. Toogashada ayaa...
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay go'ano cusub ee ku aadan dadka qaatay Talaalka qeybta hore ama labadaba. Hay'ada Caafimaadka Dadaweynaha oo kaashaneysa Dowlada ayaa...
Haweeneydii lagu weeraray Xarunta Tareenka Dhexe ee Linköping saaka ayaa dhimatay . Booliska ayaa qabtay nin afartameeyo jir ah oo looga shakisan yahay inuu dilka gaystay. Sida ay tabisay TT. Booliska ayaa helay  10.53 subaxnimo in...