Home Wararka Maanta Sharciga oo loo Cusbooneysiinayo Shaqaalaha Ajaanibta ee Norway ku sugan

Sharciga oo loo Cusbooneysiinayo Shaqaalaha Ajaanibta ee Norway ku sugan

0

Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in ay sharciga Dalka ay ku Cusbooneysiineyso Shaqaalaha Ajaanibta ee ku sugan Wadanka.

Sharci u Cusbooneysiinta Shaqaalaha ayaa Salka ku heysa kadib markii uu aad u yaraaday Shaqaalaha ajaanibta ee wadanka soo gali lahaa madama Dowlada ay wadanka xirtay in lasoo galo.

Wasiirada Beeraha iyo Cunada Norway oo ka hadashey go’anka Dowlada ee ku aadan in Shaqaalaha Ajaanibta loo Cusbooneysiiyo Sharciga ayaa sheegtay in looga gonleeyahay sidii shaqaalaha loo siin lahaa fursado kale.

Shirkadaha ka dhisan Wadanka gaar ahaan kuwa Beelaha ayaa waqtigan oo kale waxay shaqaale ka keensadaan dibada lakin sanadkan waxaa fursad dib u helaya kuwa wadanka ku sugan oo shirciga loo kordhinayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here