Home Wararka Caalamka Toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka oo dad badan ku dhaawacmeen

Toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka oo dad badan ku dhaawacmeen

0

Wararka laga helayo Magaalada Indianapolis ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho ay ku dhaawacmeen kuwa dhawaad 8 qof.

Toogashada ayaa gaar ahaan ka dhacday goob lagu magacaabo FedEx Ground. Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dadka ku sugnaa xaruunta, ka dibna isagu is dilay.

Booliiska oo soo gaaray goobta ayaa sheegay in aan weli la aqoonsan ruuxa gaystay toogashada, balse ay ku gudajireen wareysiyo iyo xog uruurin.

Ninka toogashada geestay ayaa wararka waxay sheegayaan in uu ka shaqeenayay xaruurta FedEx Ground oo ah goobta ay dhibaatada ka dhacday

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here