Home Wararka Caalamka Turkiga oo soo Saaray Sharci lagu Tarxiili karo Dadka Ku Nool Dalka...

Turkiga oo soo Saaray Sharci lagu Tarxiili karo Dadka Ku Nool Dalka ee Heesta Degnaanshaha Ama Visaha

0

Dowlada Turkiga ayaa soo saartay Shari lagu Ganaaxayo Dadka heesta Degnaanshada wadanka kuwaasi oo dib loogu Celinayo wadankooda.

Sharciga ayaa ah Qofka Banaanka Magaalada u soo baxa Wixii ka danbeeya 7 Fiidnimo Habeenada Sabtida iyo Axada hadii uu Sharcigaasi jabiyo waxaa toos loogu Celindoonaa wadanka uu u dhashah bilaa Sharuud.

Dadka wadanka ku Jooga Visa Dalxiiska ayaa laga Kansalidoonaa iyadoo kadib tarxiil loogu daridoono.

Sharciga waxaa ka badbaaday Dadka Safarka ah oo aan Wax Saameyn ah ku yeelandoonin.

Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Turkiga oo warbaahinta la Hadlay ayaa jeediyay Sharciyadan Cusub ee Saameyn leh.

Somaliska Istanbul

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here