Thursday, March 19, 2026
Shirkad ka shaqeysa gaarsiista Rasshinka (matleveransföretag) oo ku taal Skåne ayaa ka joojisay shaqada Haweeney ku Jirtay Bisha ugu horeysa Tijaabada ee Shaqada Markii...
Telefashinka Dowlada Norway ee NRK ayaa barnaamij ka diyaariyay maalinta ciida ee Muslimiinta isagoo ku marti qaaday xubno muslimiin ah oo qaarkood ka shaqeeya...
Boortaqiisku wuxuu oggolaan doonaa, laga bilaabo berri, Isniinta, safarrada dalxiis ee ka imanaya inta badan waddamada Yurub, iyagoo rajeynaya inay dhiirrigeliyaan qaybta murugsan ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay mamnuucaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin, kuwaas oo la filayo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay 146 sano oo xarig ah tahriibinta dadka sida ay xukuntay maxkamad ku taal Griiga, sida...
Maanta, magaalooyin badan oo Iswiidhish ah waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo Falastiiniyiinta oo looga soo horjeedo waxa ka dhacaya Gaza iyo Qudus. Dad badan...
 Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo gurigiisa illaa iyo Sebtember 15keeda. Sida uu soo xigtay TT. dowladda ayaa hay'adaha loo xilsaaray dhamaadka sanadkii...
Sweden waxaa ka jira xaalada Corona iyo Xayiraadaha lagu soo rogay dadka isku imaan jiray goobaha banaanka iyo gudaha intuba lakin shalay oo ku...
Saddex gantaal ayaa oo laga soo tuuray ayaa ku dhacay Lubnaan dhanka waqooyiga Israa’iil maanta laakiin waxay ku dhaceen badda Mediterranean-ka, iyaga oo aan...
Xeerarka corona waxay sii socon doonaan illaa 1-da Juun. Sidaas waxaa yiri ra'iisul wasaare Stefan Löfven kulan ay isugu yimaadeen suxufiyiinta. iyadoo bisha june...