Mudo 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxaa sweden ka yaraaday dhimashooyinka lakin taasi badalkeeda waxaa ku soo batay toogashooyinka loo adeegsado qoriga.
guud ahaan wadamada...
Dowlada Switzerland ayaa ku dhawaaqday inay qaadeyso ilaa 1,600 oo qaxooti ah ilaa dhamaadka sanadka 2023. Ka faa’iideystayaasha badankood waa dadka ka cararaya colaadaha...
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa qorsho ay ku dooneyso in ay kordhiso xafiisyada dowlada ee dadka lagu caawiyo kuwaasi oo tirada hada ay dowlada kordhineyso.
Xafiisyada...
Somalida heesta dhalashada Sweden ee ku
dhashay Soomaaliya ama waalidkood
ku dhashay Soomaaliya way ku adagtahay inay shaqo helaan Sida laga soo xigtay sahan cusub.
Kala bar...
Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Sweden waxay go’aansatay in 7 dal oo cusub laga saaro xayiraadaha socdaalka ee soconayay illaa 1-da Luuliyo. Tani waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay...
Sida laga soo xigtay Booliska Norway waxaa Xaafada Tøyen lagu dilay wiil 20 sano jir ah kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday toorey.
Falkan oo dhacay...
Kadib markuu helay ruqsad uu ku banaanbaxayo xaafadaha magaalada Malmö, siyaasiga xagjirka ah ee reer Denmark, Rasmus paluden, ayaa fiidnimadii shalay jeediyay khudbad xanaf...
Toddobaadka dhammaadkiisii, shirkii qaran ee xisbiga muxaafidka (H) ayaa ka horyimid Erna Solberg. Waxay go'aansadeen inay ka saaraan kaalmada lacagta ee waalidiinta carruurta da'doodu u...
dowladda Sweden waxay soo bandhigtay sharci cusub, oo loogu talagalay in lagu ilaaliyo shaqaalaha, iyo dadka soo sheega xadgudubyada iyo takoorka ay kala kulmaan goobahooda...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Gaza ee u dhaxeysa Dalalka Israel iyo Falastiin isagoo sheegay in uu arintaasi...
















