Saturday, June 27, 2026
Heshiis ay gaareen Xisbiyada wadanka waxaa la qaaday xayiraadaha saaran badi wadanka Denmark iyadoo sidoo kale la furay goobaha muhiimka ah ee wadanka ee...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay muujiyay mid taageersan xabad joojinta u dhexmarta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta intii lagu guda jiray wadahadalka taleefanka ee Raiisel wasaare Benjamin Netanyahu. Isla mar...
Waxaa la xiray labo nin oo looga shakisan yahay dil haweeney da ’ah oo ka dhacday magaalada Göteborg. Booliska iyo ambalaas ayaa la ogeysiiyey 4tii...
Shirkad ka shaqeysa gaarsiista Rasshinka (matleveransföretag) oo ku taal Skåne ayaa ka joojisay shaqada Haweeney ku Jirtay Bisha ugu horeysa Tijaabada ee Shaqada Markii...
Telefashinka Dowlada Norway ee NRK ayaa barnaamij ka diyaariyay maalinta ciida ee Muslimiinta isagoo ku marti qaaday xubno muslimiin ah oo qaarkood ka shaqeeya...
Boortaqiisku wuxuu oggolaan doonaa, laga bilaabo berri, Isniinta, safarrada dalxiis ee ka imanaya inta badan waddamada Yurub, iyagoo rajeynaya inay dhiirrigeliyaan qaybta murugsan ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay mamnuucaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin, kuwaas oo la filayo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay 146 sano oo xarig ah tahriibinta dadka sida ay xukuntay maxkamad ku taal Griiga, sida...
Maanta, magaalooyin badan oo Iswiidhish ah waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo Falastiiniyiinta oo looga soo horjeedo waxa ka dhacaya Gaza iyo Qudus. Dad badan...
 Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo gurigiisa illaa iyo Sebtember 15keeda. Sida uu soo xigtay TT. dowladda ayaa hay'adaha loo xilsaaray dhamaadka sanadkii...