Saturday, June 27, 2026
Dowlada Germalka ayaa fududeeneysa safarada uga umaanaya Dalka Sweden laga bilaabo maalinta Axada ee nagu soo wajahan. Dowlada ayaa gaartay go'ankaasi madama Sweden uu hada...
Waxaa lagu jiraa todobaadka Järva oo ah todobaad looga hadlo arimaha siyaasada iyadoo ay ka qeyb galaan siyaasiyiinta Barlamaanka ee xisbiyada wadanka. inkastoo todobaadkan uu...
bisha may waxay Sweden u aheyn bil halis ah marka la eego toogashooyinka ay isku geestaan kooxaha gangiska. ku dhawaad 34 toogasho ayaa dhacday bisha...
Dowlada Norway iyo UK ayaa yeelanaya heshiis Ganacsi oo xur ama free ah kaasi oo labada dal dhexmaraya kadib markii Dowlada UK ay ka...
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo. Sharciga ayaa dhigaya in...
Tirada muhaajiriinta isku dayaya ama ku guuleysanaya inay ka gudbaan kanaalka u dhexeeya Yurub iyo Ingiriiska ayaa sii kordhaya. Kadib cimilo wanaagsan, in kabadan 600...
Laba nin ayaa lagu toogtay magaalada Stockholm shalay oo isniin ah galabkeeda Marka hore, nin ayaa lagu toogtayaagga Husby. toogashada ayaa ka dhacday meel u...
Laga bilaabo berrito, 1da Juun, dhinacyada nolosha Sweden qaarkood ayaa dib ugu soo laabandoona sidii hore, iyadoo dowladdu fududeysay qaar ka mid ah xayiraadihii...
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...
Raiisel wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku shaaciyay heerarka laga qafiifinayo xayiraadaha bulshada ee Corona ku aadanaa Stefan waxa uu...