Home Wararka Maanta Kiisaska Corona oo ku soo Badanaya Norway, Magaalada Bergen oo Kiisaska ugu...

Kiisaska Corona oo ku soo Badanaya Norway, Magaalada Bergen oo Kiisaska ugu badan

0

Degmada Bergen waxay diiwaangelisay 33 xaaladood oo cusub oo ah cudurka coronavirus 24 -kii saac ee la soo dhaafay.

In ka badan kala bar dadka uu cudurku ku dhacay ayaa da’doodu u dhaxaysaa 20 ilaa 29 jir, sida ay dawladda hoose ku qortay boggeeda internetka.

Wadarta guud, 21 ayaa xiriir dhow la leh, laba waa kiis caabuq dibadda laga keenay, halka toban kale aanan la aqoon goobta saxda ee Caabuqa laga soo qaaday.

Wadarta 1,535 qof ayaa iska qaasay tijaabada Corona kuwaasi oo ku sugan Bergen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here