Thursday, March 19, 2026
Somalida heesta dhalashada Sweden ee ku dhashay Soomaaliya ama waalidkood ku dhashay Soomaaliya way ku adagtahay inay shaqo helaan Sida laga soo xigtay sahan cusub. Kala bar...
Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Sweden waxay go’aansatay in 7 dal oo cusub laga saaro xayiraadaha socdaalka ee soconayay illaa 1-da Luuliyo. Tani waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay...
Sida laga soo xigtay Booliska Norway waxaa Xaafada Tøyen lagu dilay wiil 20 sano jir ah kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday toorey. Falkan oo dhacay...
Kadib markuu helay ruqsad uu ku banaanbaxayo xaafadaha magaalada Malmö, siyaasiga xagjirka ah ee reer Denmark, Rasmus paluden, ayaa fiidnimadii shalay jeediyay khudbad xanaf...
Toddobaadka dhammaadkiisii, shirkii qaran ee xisbiga muxaafidka (H) ayaa ka horyimid Erna Solberg. Waxay go'aansadeen inay ka saaraan kaalmada lacagta ee waalidiinta carruurta da'doodu u...
dowladda Sweden waxay soo bandhigtay sharci cusub, oo loogu talagalay in lagu ilaaliyo shaqaalaha, iyo dadka soo sheega xadgudubyada iyo takoorka ay kala kulmaan goobahooda...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Gaza ee u dhaxeysa Dalalka Israel iyo Falastiin isagoo sheegay in uu arintaasi...
Heshiis ay gaareen Xisbiyada wadanka waxaa la qaaday xayiraadaha saaran badi wadanka Denmark iyadoo sidoo kale la furay goobaha muhiimka ah ee wadanka ee...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay muujiyay mid taageersan xabad joojinta u dhexmarta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta intii lagu guda jiray wadahadalka taleefanka ee Raiisel wasaare Benjamin Netanyahu. Isla mar...
Waxaa la xiray labo nin oo looga shakisan yahay dil haweeney da ’ah oo ka dhacday magaalada Göteborg. Booliska iyo ambalaas ayaa la ogeysiiyey 4tii...