Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka Biden oo Xabad joojin ugu baaqay Israel iyo Falastiin

Madaxweynaha Mareykanka Biden oo Xabad joojin ugu baaqay Israel iyo Falastiin

0
Angela Weiss / AFP - Getty Images

Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay muujiyay mid taageersan xabad joojinta u dhexmarta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta intii lagu guda jiray wadahadalka taleefanka ee Raiisel wasaare Benjamin Netanyahu.

Isla mar ahaantaana, Madaxweyne Netanyahu wuxuu ku baaqay inuu sameenayo wax walba oo karaankiisa ah si loo ilaaliyo kuwa aan waxba galabsan ee rayidka ah . Waxay ku wargelinaysaa Aqalka Cad sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters.

Waxay ka dambeysay markii Mareykanka shalay markii seddexaad toddobaad gudihiis uu hor istaagay bayaan wadajir ah oo ka soo baxay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo lagu dalbanayay in la joojiyo rabshadaha.

Ugu yaraan 212 ayaa ilaa hadda lagu dilay Gaza , oo ay ku jiraan 61 carruur ah, halka 10, oo ay ku jiraan 2 carruur ah, ay naftooda ku waayeen Israa’iil.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here