Saturday, March 21, 2026
Wararka laga helayo Xaafadaha Tensta ee Waqooyiga Stockholm ayaa ku waramayo in Qof lagu toogtay goor dhow halkaasi. lama oga sababta ka danbeysa Dilka goor...
Sweden waxay diiwaan gelisay hal qof oo u dhintay Corona ilaa shalay, taasoo ka dhigaysa wadarta dhimashada tan iyo markii uu ku faafay cudurka dalka 14,643 xaaladood. Sida...
ugu danbeyn Raisal wasaaraha Sweden Stefan ayaa maanta ku dhawaaqay xukuumadiisa Cusub ee uu soo dhisay. Liiska Xubnaha Wasiiradaha Cusub ayaa ahaa kuwii hore mana...
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan ayaa mar kale dib ugu soo laabtay xilka kadib markii dhawaan xubnaha Barlamaanka ay kalsoonida kala noqday. Stefan ayaa...
tiro yar oo magangalyo doon ayaa iska dhibay Norway. Lixdii bilood ee ugu horreysay sanadka 2021. 448 qof ayaa codsaday magangalyo, tirokoobyo cusub oo ka...
Xaalad adag ayaa heesata qaxootiga ku sugan Dalka Giriiga waxana ay hada bilaabeen in ay codsi u jeediyaan beesha caalamka bal in dib loo...
Hooyo Winterqvist oo ah Hooyo dhashay labo caruur ah oo 6 sano iyo 5 sano jir ah ayaa ku socotay iskuulka si ay halkaasi...
Finland ayaa ugu danbeyn dhameestirtay Qaxooti ay kasoo qaadaneysay Dalka Giriiga kuwaasi oo dib u dajin loogu sameeyay Dalka Finland. tan iyo Sanadkii 2020 ku...
Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Stockholm ayaa ku Waramaya in Halkaasi lagu toogtay Qof. Dilka ayaa laga war helay abaaro 23:00 waxana Goobta...
Tan iyo 21 june Xaalad siyaasadeed oo aan fadhin ayaa ka jirta Wadanka Sweden kadib markii xilka ama kalsoonida laga ceshtay Stefan Löfven oo...