Baarlamaanka Poland ayaa u codeeyay in la kordhiyo xaaladda degdegga ah ee ka jirta xadka Belarus. Shaqaalaha gargaarka iyo saxafiyiinta ayaan weli gaari karin muhaajiriinta...
Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo quseeyq Qof Walbo oo iska dhiibaya Dalka Sweden qaab Magangalyo doon ah sida ay Shaacisay Dowlada.
Sharciga Cusub ayaa dhibaya...
Magdalena Andersson ayaa noqoneysa Hogaamiyaha Cusub ee xisbiga Socialdemokraterna sida isku raaceen Xisbiga.
Xisbiga Qeybtiisa Gobolada ayaa u codeeyay haa halka Guruubka Doorashada ay hada...
Dhowr qof ayaa la geeyay isbitaalka, oo ay ku jiraan 6 dhaawac halis ah, ka dib markii qarax saaka ka dhacay dhisme dabaq ah oo...
Cabdi Xamiid ayaa ka hadlay sida ay hooyadii ku dhimatay mar uu u waramey Raadiyaha Dowalda qeybta P4.
Waxay aheyd dhacdo iyo kiis kale oo...
Doorashada Germalka ayaa ah mid meel wanaagsan mareyso iyadoo Xisbiga qaarkood ay durba ku jiraan qeybta hore sida saadaasha hore ay muujimeysa.
Xisbiga Social democracy...
Hadii Caruurta ay talaalka qaadanayaan ayaa lagu xiray labada Waalid ogolaanshahooda sida ay sheegtay Emma Spaak.
Gobolada Wadanka Sweden ayaa siyaabo kala duwan ku wajahey...
Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo shaqaalaha kawaannada ayaa loo oggolaan doonaa in ay shaqo u tagaan...
Sanadkii 2015 waxa uu ahaa sanadkii ugu adkaa markaasi oo Qaxooti badan dalka iska dhiibeen.
Laanta Socdaalka ayaa xiligaasi u baahatay guryo dheeri ah waxana...
Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden ayaa maanta soo jeediyay in la Mamnuuco iskuulada Diimaha ee Madaxa banaanka kana jira Dalka.
Wasiirada Waxbarashada Sweden Anna Ekström oo...














