Habeenkii Xalay nin Ayaa Dad ku laayay Magaalada Kongsberg ee Dalka Norway isagoo adeegsanaya Falaar iyo Qaanso sida aan horay uga akhrisateen bogeena Somaliska.
Wararka...
Björn Söder oo Barlamaanka ugu jira xisbiga SD ama Sverigedemokraterna ayaa dalbanaya in Shaqaalaha ama Darawalada Basaska laga joojiyo Heesaha Carabiga ee daartaan.
Xubintan ka...
Xalay magaalada Kongsberg ee Dalka Norway waxaa ka dhacay Weerar loo adeegsaday Qaansada iyo Falaar.
Ku dhawaad 5 Qof ayaa ku dhimatay weerarka waxana dhacdadaasi...
Dhowr qof ayaa lagu dilay kuwa kalena waa lagu dhaawacay dalka Norway kadib markii nin adeegsanaya qaanso iyo falaar uu weerarka geestay.
Booliska ayaa ku...
Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa maanta hadal haya bandhig ay soo bandhigeen ciidanka Kuuriyada Waqooyiga.
Bandhigaya ayaa lagu soo aadiyay bandhiga Difaaca ee Todobaadka...
Mareykanka wuxuu xayiraadaha ka qaadi doonaa xuduudaha dhulka uu la leeyahay Canada iyo Mexico horaantii Noofembar, taasoo soo afjaraysa xannibaadaha saarnaa tan iyo Maarso...
Wararka laga helayo Degmada Farsta strand ee Koonfurta Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay labo qof.
Qof 40 sano jir ah ayaa la...
Wararka laga helayo Magaalada Gävle ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho.
Toogashada ayaa ka dhacday maqaayad ku taalla Bartamaha magaalada Gävle waxana...
Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa maanta iska casishay xilka Raisal wasaaraha Dalka.
Erna ayaa maanta soo afjartay mudo 8 sano oo xilkaasi ay heysay...
Maxkamadda Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo aheyd inuu jiro xaduud u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la...













