In ka badan 53,000 oo muwaadiniin Danish ah ayaa ku baaqay in wax laga beddelo sharciga socdaalka ee waddanka si looga hortago masaafurinta magangalyo -doonka Suuriya...
Dhulgariir xooggan ayaa ku dhuftay dhowr jasiiradood oo ku yaalla Giriigga iyo gobollo kale oo ku yaalla bariga Mediterranean -ka, oo ay ku jiraan...
Saynisyahanno badan ayaa ku cadaadinaya dawladda Ingiriiska inay dib u soo celiso xannibaadaha bulsheed isla markaana ay dardar geliso tallaallada xoojinaya maaddaama heerka caabuqa...
Denmark ayaa kordhisay xakamaynta xuduudaha qaar ka mid ah dadka safarka ah ee ka imanaya Sweden ilaa May 2022.
Sababta ayaa ah hanjabaad joogto ah...
Wararka laga helayo Giriiga ayaa sheegaya in Ciidanka Boliiska ee Dalkaasi ay dib u celiyeen Qaxooti kasoo galay Dhanka Turkiga.
Qaxootiga ayaa kasoo galay dhanka...
sida uu aduunka ku socdo waxaa dib u furmay Xaduudaha badi wadamada Caalamka taasi oo keeneysa in Qaarada Yurub ay wajaheyso mowjado kale oo...
Siyaasi Midigta fog ayaa lagu xiray Dalka Portugal markii uu Rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen Qoys Swedhish ah sida uu Qoray Joornaalka Expressen.
Falkan ayaa ka...
Duqa Degmada Eskilstuna ayaa shaaca ka qaaday in ay doonayaan in Degmadooda laga qaado masuuliyada Qaxootiga iyo Qaabilaadooda.
Jimmy Jansson oo ka tirsan Xisbiga S...
Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka oo lagu magacaabi jiray Sir David Amess, kaasoo...
Dowlad Cusub ayaa la Filayaa in Xisbiyada Dalka Germalka soo dhisaan dhawaan Gaar ahaan Xisbiga ku guuleestay doorashada iyo Kuwa uu uga baahanyahay Caawinta...













