Home Wararka Maanta Migrationsverket-ka Dalka Way joogi Karaan Qaxootiga Kasoo Jeeda Dalka Afghanistan

Migrationsverket-ka Dalka Way joogi Karaan Qaxootiga Kasoo Jeeda Dalka Afghanistan

0
Photo: Anders Wiklund / TT

Qaarkood ayaa Xabsiyada ku Jira Kuwaasi oo loo Diyaariyay Tarxiil Kuwa kalena Dalkooda ayaa lagu Celiyay lakin taasi badalkeeda Laabta Socdaalka Sweden ayaa ku dhawaaqday in la Joojiyay dib u Celinta Qaxootiga Afghanistan ee Dalka Ku sugan.

Go’anka waxaa soo saaray Laabta Socdaalka Sweden oo Qiimeen ku Sameysay Dalka Afghanistan oo Hada Dhibaato Adag iyo Dagaalo laga soo sheegayo.

Dowlada ayaa dhanka kale sheegtay in go’anka uu yahay mid soconaya ilaa inta Xaalada Dalkaasi laga Qiimeenayo.

Dhawaan Dalka waxaa soo gaaray Qaxooti iyo Shaqaale laga soo qaaday Dalka Afghanistan kuwaasi oo dib loogu soo Celiyay wadanka.

Dalal Badan oo Yurub ah ayaa si Lamido ah Sweden waxay Dalalkooda dib ugu soo celiyeen Shaqaalo iyo Dad kale oo Dalkaasi ku sugnaa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here