Home Wararka Denmark Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxootiga Suuriyaan ee Dalka ku nool

Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxootiga Suuriyaan ee Dalka ku nool

0

Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka.

Dadkan oo aan lagu celin karin Dalkooda sababo amaan dartii ayaa hada dhibaato xoogan ku dareemaya dalkaasi.

Qaar kamid ah Dadkaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in nolol adag ay ku wajaheyso wadanka tan iyo markii dowlada ay ka ceshatay sharciyada.

Dowlada ayaa goor sii horeysay sheegtay in dadka ku nool dalka ee kasoo jeeda Suuriya isla markana kasoo jeeda goobaha nabdoon ee  suuriya dib loogu celiyo dalkooda.

Denmark ayaa kamid ah wadamada yurub ee Qaxootiga kala kulmaan mararka qaarkood arimo ka baxsan Bini’aadantinimada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here