Home Wararka Caalamka Ciidanka Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigay bandhig aanan horay loo arag

Ciidanka Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigay bandhig aanan horay loo arag

0
Photo/Pyongyang [AFP]

Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa maanta hadal haya bandhig ay soo bandhigeen ciidanka Kuuriyada Waqooyiga.

Bandhigaya ayaa lagu soo aadiyay bandhiga Difaaca ee Todobaadka waxana muuqaalada uu soo bandhigay Talafashinka dalkaasi uu ahaa kuwa aanan horay loo arag.

Askarta badankooda ayaa la arkayay iyagoo isku jabinaya dhalooyin kadibna ku jiifanaya dhalooyinkaasi.

Qaarkood ayaa gacmahooda ku jabinayay Shub aad u adag halka kuwa kale ay ahaayeen kuwa soo bandhigay muuqaalo kale oo adag.

Kuuriyada Waqooyi ahaa ah wadan heesta hubka Nukliyeerka waxana dhoor mar ay tijaabiyeen hubkaasi oo dunida inteeda kale ay aad kaga wal-walsantahay.

Hogaamiyaha Dalkaasi Kim ayaa la arkayay isagoo ku qoslaya Ciidankiisa oo soo bandhigay bandhigaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here